Faahfaahin ka soo baxeysa weerar ka dhacay xaafada Xamar-Jadiid ee Magaalada Muqdisho

Isniin 20 april 2015- Sheekh Cabdikariin Xussen ayaa ka warbixiyey weerarkii lagu qaadey isaga fiidnimadii Khamiistii la soo dhaafey. Sheekha waxuu sheegay inuu asaga badqabo oo uu ka badbaadey isku day dil, laakiin xaaskiisa iyo wiil yar uu dhalay uu dhaawac fudud ka soo gaarey, isla markaasina ay burbur hantiyeed uu soo gaaery gurigiisa oo … Continue reading Faahfaahin ka soo baxeysa weerar ka dhacay xaafada Xamar-Jadiid ee Magaalada Muqdisho